Xasan Sheekh oo baaq u diray Qurba joogta Somaaliyeed

0
06 September, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Sheekh oo baaq u diray Qurba joogta Somaaliyeed

    Madaxweyn ihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka dibadiisa inay dalkooda kusoo laabtaan kana qeyb qaataan kordhinta horumarada ka socda dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyn ihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka dibadiisa inay dalkooda kusoo laabtaan kana qeyb qaataan kordhinta horumarada ka socda dalka.

Isaga oo ku sugan dalka Ghana  halkaas oo uu  uga qeyb galay shirka Madasha Amniga iyo Nabadda ee Koofi Anaan ayuu sheegay in Qurba joogta looga baahan yahay in Ganacsiyada kala duwan ay dalka dibadiisa ku samey sanayaan ay u soo bedelaan dalkooda.

Ugu dambeyn waxaa uu sheegay inay muhiim tahay in si iskaashi ah dadka Soomaaliyeed ay u wada dhistaan dowlad loo wada dhan yahay oo dalkaan gaarsiin karta Amni iyo horumar ballaaran.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip