Soomaaliya oo maanta wareejineysa Shir guddoonka Jaamacadda Carabta

0
10 September, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo maanta wareejineysa Shir guddoonka Jaamacadda Carabta

    Dowladda Soomaaliya maanta wareejineysa Shir Guddoonka Golaha Wasiirrada Arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya maanta wareejineysa Shir Guddoonka Golaha Wasiirrada Arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shir guddoonka Golaha Wasiirrada arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta waxaa uu ku wareejin doonaa Wasiirka arrimaha dibadda Dalka Ciraaq.

Wasiir Axmed ayaa shir guddoomin doona qeybta 1aad ee shirka Wasiirrada arrimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta oo galabta ka dhacaya Qaahira,waxaana qeybta dambe la wareegaya Wasiirka arrimaha dibadda Dalka Ciraaq.

Axmed Ciise Cawad ayaa shir guddoomiyana kulanka 152aad ee Golaha Wasiirrada arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta waxaana lagu wadaa in uu khudbaddiisa ugu dambeysa isaga oo shir guddoon ah kaga hadlayo waxyaabaha u qabsoomay lixdii bilood ee uu ahaa Guddoomiyaha shirka Golaha Wasiirrada arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip