Wakiiladda Beesha Caalamka oo u yeeray Sheekh Shariif

1
23 September, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Wakiiladda Beesha Caalamka oo u yeeray Sheekh Shariif

    Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay wakaaladda wararka Warqaad ayaa daboolka ka qaadaya in wakiiladda Beesha Caalamka ay shir degdeg ah ugu yeereen Sheekh Shariif Sheekh Axmed, madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay wakaaladda wararka Warqaad ayaa daboolka ka qaadaya in wakiiladda Beesha Caalamka ay shir degdeg ah ugu yeereen Sheekh Shariif Sheekh Axmed, madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Illo wareedyo diblumaasiyadeed ayaa xaqiijinaya in Shariif lagu balamiyey xarunta ugu weyn Saxiibadda caalamka ee Xalane.

Xogta ayaa intaas ku dareysa in shirkaas looga arrin-san doono xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka gaar ahaan dhacdadii garoonka Muqdisho.

Xukuumadda Federaalka ah ayaa hogaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran waxay u diidey in uu u safro Kismaayo si uu uga qeybgalo caleema saarka Axmed Madoobe oo doorashadiisa ay kasoo horjeesatay dowladda.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip