Guuleed oo ku baaqay in laga tashado Xaalada dalka

0
12 October, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guuleed oo ku baaqay in laga tashado Xaalada dalka

    Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay howshii laga sugayay ayna Marin Wadadii loo baahnaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay howshii laga sugayay ayna Marin Wadadii loo baahnaa.

uuleed ayaa sheegay in maanta Soomaaliya ay u baahan tahay in la badbaadiyo, islamarkaana waxgaradka Soomaaliyeed laga doonaayo in ay doorkooda ka qaataan badbaadinta dalka.

Waxa uu sheegay in loo diyaar garoobo Wada tashi la geliyo go’aanka siyaasadeed ee Dalka Waxa uu sheegay in Axsaab aysan suura gal  xilligaan.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayuu ugu baaqay in uu ka shaqeeyo Midnimadda Umadda Soomaaliyeed, islamarkaana uu qanciyo maamul goboleedyada iyo Siyaasiyiinta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip