Khilaaf Hoose Oo Ka Dhex Qarxay Madaxweyne Farmaajo & RW Kheyre

0
06 November, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaaf Hoose Oo Ka Dhex Qarxay Madaxweyne Farmaajo & RW Kheyre

    Khilaaf hoose ayaa ka dhex qarxay Madaxda ugu sareysa Soomaaliya,taas oo dhinacyo kala duwan lagu sababeeyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaaf hoose ayaa ka dhex qarxay Madaxda ugu sareysa Soomaaliya,taas oo dhinacyo kala duwan lagu sababeeyey.

Warar laga helay Labada Xafiis Ee Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa guuxaas uu ka jiraa.

Waxa la isku hayo ayaa ah Xisbiga Dawlada ay sameysaneyso Cida Hogaanka looga dhigi lahaa,maadaama la sheegay in Labada mas’uul ay Madaxweyne uwada tartami doonaan Doorashada 2021-ka Dalka ka dhaceysa.

Siyaasiyiin aragti fog ka leh Arimaha socda waxay sheegeen in ay tani soo dedajin karto Khilaafka hadii aan xal deg deg ah laga heli in Saaxiibadii Siyaasadeed ay kala irdhoobaan.


Sidaas ayaana laga yaabaa in uu isku casilo ama xilka ka qaadis uu la kulmo Xasan Cali Kheyre,isagoo ka feejigan hor istaag lagu sameeyo Doorashada Soo socota.

Qorshaha Madaxweyne Farmaajo ayaa ah inuu doonayo Madaxweynaha Dalka inuu kusoo laabto qofkii leh Baasaboorka,Ajnabi ahna uusan Doorashada ka qeyb noqon doonin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip