Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo goordhow xilkii laga qaaday

0
07 November, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo goordhow xilkii laga qaaday

    Golaha Baarlamaanka Puntland oo kulan deg deg ah ku yeeshay xaruntooda magaalada Garoowe ayaa cod u qaaday Mooshinkii ka dhanka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka C/xakiin Dhoobo Daareed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Baarlamaanka Puntland oo kulan deg deg ah ku yeeshay xaruntooda magaalada Garoowe ayaa cod u qaaday Mooshinkii ka dhanka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka C/xakiin Dhoobo Daareed.

Kulanka oo ay soo xaadireen 53- Xildhibaan ayaa 49-ka mid ah waxa ay u codeeyeen  xilka qaadista Dhoobo-Daarood, 4 afarna way ka aamuseen.

Lama oga tallaabada xigi doonta xil ka qaadista guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland.

Xalay ayay ahayed markii is rasaaseyn ay  ka dhacday xarunta Baarlamaanka waxa ku dhintay laba qof halka afar kalena ku dhaawacmeen


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip