Madaxweyne Miguel Díaz-Canel oo Telfoon kula soo hadlay Farmaajo iyo Uhuru

0
31 December, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 146
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Miguel Díaz-Canel oo Telfoon kula soo hadlay Farmaajo iyo Uhuru

    Madaxweynaha Dalka Cuba, Miguel Díaz-Canel, ayaa shaaciyay in telfoon kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dalka Cuba, Miguel Díaz-Canel, ayaa shaaciyay in telfoon kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta .

Qoraal uu Madaxweyne Miguel soo dhigay barta uu Twitterka ku leeyahay ayuu ku sheegay in uu la xariiyay Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya kana wareestay xaalada labo dhaqtar oo Kuubaan ah oo laga soo adfuubtay Kenya laguna hayo Soomaaliuya.

Waxa uu sidoo kale sheegay Madaxweynaha dalka Kuuba in Madaxweyne Farmaajo iyo Uhurru Kenyatta  kala hadlay sidii xuriyadooda dib ugu heli lahaayeen labadaasi dhaqtar iyaga oo bad qaba .

Horaanti sanadkan ayaa gudaha Kenya gaar ahaan duleedka magaalada Mandheera laga soo afduubtay labadan dhaqtar ee u dhashay dalka Kuba, waxaana Kenya sheegtay in kooxaha afduubtay la aadeen Soomaaliya ayna dalbadeen madax furasho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip