Habargidir oo ku kala qeybsamay dhismaha Galmudug

0
31 December, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Habargidir oo ku kala qeybsamay dhismaha Galmudug

    Beelaha Habargidir ayaa ku kala qeybsamay dhismaha maamulka Galmudug,waxaana kulamo gaar gaar ah ay ka kala socdaan magaalooyinka Dhuusamareeb,Cadaado iyo Gaalkacyo halkaas oo ay ku shirsan beelo isku maandhaafsan dhismaha Galmudug-ta cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beelaha Habargidir ayaa ku kala qeybsamay dhismaha maamulka Galmudug,waxaana kulamo gaar gaar ah ay ka kala socdaan magaalooyinka Dhuusamareeb,Cadaado iyo Gaalkacyo halkaas oo ay ku shirsan beelo isku maandhaafsan dhismaha Galmudug-ta cusub.

Beelaha Saleebaan iyo Sacad ayaa ka didsan Beesha Ceyr oo loo xaglinayo iney ku xooggan tahay magaalada Dhuusamareeb oo ay ka socoto ololaha doorashada iyo dhismaha maamulka Galmudug.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa wada kulamo uu ku xalinayo tabashada jirta,isagoona damacsan inuu dardar geliyo dhismaha maamulka Galmudug oo mudo hakad ku jira.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip