Generaal Odawaa oo amray in la soo xiro Sarkaal ciidan la goostay

0
01 January, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Generaal Odawaa oo amray in la soo xiro Sarkaal ciidan la goostay

    Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya General Odowaa Yuusuf Raage ayaa amar ku bixiyay in la soo qabto Sarkaal ka tirsan ciidamada Xoogga Soomaaliya oo la sheegay inuu ciidan la goostay kadib markii uu sheegay in cadaalad darro ay ku dhaqaaqeen talisk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya General Odowaa Yuusuf Raage ayaa amar ku bixiyay in la soo qabto Sarkaal ka tirsan ciidamada Xoogga Soomaaliya oo la sheegay inuu ciidan la goostay kadib markii uu sheegay in cadaalad darro ay ku dhaqaaqeen taliska milateriga Soomaaliya.

Genaral Odowaa Yuusuf Raage ayaa ciidanka Gorgor u geeyay gobalka Shabeellada Dhexe soo qabashada Korneel Masdile oo ka tirsan Guutada 1-da April, sidoo kalane ka tirsanaa madaxda ciidankii lagu weeraray degaanka Ceelsaliini ee gobalka Shabeelada Hoose.

Guddoomiyaha degmada Raaga Ceelle Cumar Cali Nuur, oo la hadlay mid ka mid ah warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in Odowaa uu soo wacay una sheegay inuu soo dhiibo Korneyl Masdile.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip