Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo xilka laga qaaday

0
01 January, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo xilka laga qaaday

    Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in xilka laga qaaday taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile oo dhawaan shaqo joojin lagu sameeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in xilka laga qaaday taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile oo dhawaan shaqo joojin lagu sameeyay.

Taliyaha cusub ee Xabsiga Dhaxe ee Xamar ayaa loo magacaabay Gaashaanle Sare Aadan Xuseen Kulmiye, waxaana dhawaan la filayaa in si rasmi ah xilka ula wareego taliyaha cusub ee la magacaabay.

Generaal Xirsiile ayaa dhawaan shaqo joojin lagu sameeyay kadib markii la sheegay in uu sabab u noqday geerida Maxbuus Xabsiga Dhaxe ee Xamar ku xirnaa uu kala baxay isbitaal kuyaala Muqdisho oo xaalad caafimaad loo geeyay.

Magacaabista Taliyaha cusub ee Xabsiga Dhaxe ee Xamar ayaa la sheegay in ay soo dedejisay kadib markii dhawaan xabsiga ka baxsadeen sadex Maxbuus oo la sheegay in ay ku xukunaayeen xabsiyo dhaa dheer.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip