Kooxixii Xisbiyada Mucaaradka oo Baydhabo ku Qilqulaya!

0
02 January, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Kooxixii Xisbiyada Mucaaradka oo Baydhabo ku Qilqulaya!

    Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka KMG ah ee koonfurgalbed ayaa waxaa shaley gaarey Laftagareen oo ah madaxweynaha xooga lagu keeney deegaankaasi kaasoo ku maqnaa magaalada Muqdisho iyo siyaasi saxaafada laga qariyey wejigiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka KMG ah ee koonfurgalbed ayaa waxaa shaley gaarey Laftagareen oo ah madaxweynaha xooga lagu keeney deegaankaasi kaasoo ku maqnaa magaalada Muqdisho iyo siyaasi saxaafada laga qariyey wejigiisa.

laftagareen aya safarkiisa laxa ku wehliya Abdilahi Sanbalooshe oo aha madaxii hore ee hayada NISA kaasoo guud ahaanba laga qariyey Saxaafada markii uu shaley soo degayey laftagaren. 

Mr Abdilahi Sanbalooshe safarkiisa qarsoodiga ah ayaa wuxuu la xiriiiraa kadib markii uu macaadey oo shiidkii aduunka soo wajahay Maamulka LFG ayaa wuxuu bilaabey xiriiro qarsoodi hoose ah inuu la bilaabo kooxaxa mucaaradka taasoo soo daisy ama soo ababuley gudoonka Baarlamaanka Mohamed Mursal Sheekh Abdirahman


 Laftagareen aya Mursal wuxuu kula taliyeyy in hadi uu Muraacadka u dhawaado oo attack gareeyo dowlada in dowlada ay lacag siin doonaan  taasoo tlaabadii ugu horeysey hada bilaabey, filo goordhow ayadoo la dhahayo dowladii ayey isku kacsan yihiin.

Abdilahi Sanbalooshe ayaa waxaa loo soo wade in lagu cabsi geliyo Dowlada isla mar ahaantaana kooxaxa mucaaradka wax un dhaqaalo ah logo raadsado


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip