Soomaaliland Oo Hubkii ugu Badnaa Maanta Gacanta Loo Geliyey

0
02 January, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliland Oo Hubkii ugu Badnaa Maanta Gacanta Loo Geliyey

    Maamulka Soomaaliland ayaa waxay guul weyn ka gaartay Dagaalkii ay kula jirtay Jabhadii uu hogaaminayey Korneel Siciid Cawil Caare.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Soomaaliland ayaa waxay guul weyn ka gaartay Dagaalkii ay kula jirtay Jabhadii uu hogaaminayey Korneel Siciid Cawil Caare.
Munaasabad ka dhacday Buurta Daallo Ee Duleedka Ceeri gaabo ayaa maanta waxaa Hubkii Jabhadaasi ay ku wareejiyeen Saraakiil Soomaaliland ciidankeeda ka socday.

Arbacadii shalay ayey Ciidamada Soomaaliland ku guuleysteen,inay soo xero gelayaan Korneelka jabhadaasi,uu sameystay.

Bartankii Sanadkii 2018-kii oo haatan laga joogo 15 Bilood ayey Jabhadaasi dagaal kusoo jireen balse cuqaal iyo nabadoono isku beel yihiin Korneel Caare ayaa dhameeyey Howsha.

Hubkii iyo Ciidankii udagaalamayeyna maanta ayaa lagu wareejiyey Maamulka Soomaaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip