Wiil Magaaladda Muqdisho Loogu Dilay Gool uu Dhaliyay Darteed

0
04 January, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 162
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil Magaaladda Muqdisho Loogu Dilay Gool uu Dhaliyay Darteed

    Faah-faahino dheerad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah-faahino dheerad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Falka dilka ah ayaa ka dhacay Degmadda Kaxda ee gobolka banaadir.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal askari ka tirsan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ayaa dilay wiil dhalinyaro ahaa, oo kubad ku ciyaarayay degmadda.

Goobjoogayaasha ayaa sheegay in wiilka loo dilay Gool uu dhaliyay waxaana arintaas ka xumaaday Wiil Ciyaartoyda kamid ahaa oo soo watay walaalkiis oo askari ahaa,waxaana lagu furey wiilka goolka dhaliyay rasaas,taasi oo keentay in isla goobta uu ku dhinto.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip