Shabaab oo duleedka Baydhabo kudiley 4 Askari

0
05 January, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabaab oo duleedka Baydhabo kudiley 4 Askari

    dagaal la isku adeegsadey hubka fud fudud ayaa saaka cidanka shabaab kusoo qaadeen halka loo yaqaano iskadarka oo ah Duleedka magaalada Baydhabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dagaal la isku adeegsadey hubka fud fudud ayaa saaka cidanka shabaab kusoo qaadeen halka loo yaqaano iskadarka oo ah Duleedka magaalada Baydhabo
 dagaalkaa oo sababay qasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa wax la xaqiijiyey in ciidankii dowlada ee lasoo weerarey laga toogtay 4 Askari waxaana la ogee qasaaraha dhinaca weerarka soo qaadey ee kooxda al Shabaab.

 dagaalkaan oo socdey ku dhowaad 40 daqiiqo ayaa qasaarahaasi kadib wax dib ulaabtay ciidankii shabaabka ahaa ee weerarka soo qaadey ayadoo aan la ogen dhankooda inu Jiro qasaaro la eg amaba ka badan kit gaarey ciidanka dowlada.

Gawaaridii rikaabka saaka Berdaale kasoo baxey ayaa dib ugu laabtay Berdaale kadib markii ay la kulmeen halkii ay mari lahaayeen oo la isku rasaaseyn nayey


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip