War Deg Deg Ah: Mukhtaar Roobow oo Laga Bedeley Halkii Uu Ku Xirnaa

0
05 January, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Mukhtaar Roobow oo Laga Bedeley Halkii Uu Ku Xirnaa

    Robow oo awalba aan ku qanacsaneyn halkii uu ku xirnaa ayaa saaka daqiiqado ka hor taxa dhacdey in laga bedelo halka uu ku xirnaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Robow oo awalba aan ku qanacsaneyn halkii uu ku xirnaa ayaa saaka daqiiqado ka hor taxa dhacdey in laga bedelo halka uu ku xirnaa.

Roboow ayaa mudo dhowr bilood ah markii lasso qabtay kadib waxaa lagu haayey Guri amaankiiisa Aad logg deyriyey oo ku yaaley meel Susan wadaadka laftiisa jecleysan.

 wuxuuna codsadey in laga bedelo oo meel kale la dejiyo ama meeshiisa hore lagu celiyo laakiin waa ay diideen dowlada dadaal dheer  soon iyo afur diiditaan kadib sadaka waa laga rarey gurigii uu deganaa oo amaankiisa ka deyrin jirey.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip