Geerida Abirashiid Shaar Shaar oo Si Weyn looga Daremey Guud ahaan KGS

0
08 January, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Geerida Abirashiid Shaar Shaar oo Si Weyn looga Daremey Guud ahaan KGS

    Allaha u naxariisto Abdirashiid Shaar Shaar, oo ku Shihiidey Qaraxii Saaka ka Dhacey Agaagaarka Control ka Sayidka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariisto Abdirashiid Shaar Shaar, oo ku Shihiidey Qaraxii Saaka ka Dhacey Agaagaarka Control ka Sayidka,

dada sida aadka ah u garanaya Marxuum ShaarShaar waxaa kamid ah wasiirkii hore e waxbarashada maamulka kgs SAADAAD MOHAMED NUUR ALIO wuxuuna sheegey in uu u ahaa Waalid, Saaxib iyo Deris wanaagsan oo Gacal isku ah, Xaley Maqribkii ayuu Guriga iigu yimid asagaa soo maqley Willkeyga Yar Maxamed inuu xanuunsan yahay , asagoo Quraan saarey Maqribkii ilaa Aadanka Cishaha inta u dhaxeyso.

Wuxuu ahaa Qof Qaraabo Xiriiris badan, Xaafada iyo Deriska ka warhaayo,

Waa ku tabeynaa, Gadaashaa Alle mama fidneeyo.

Aamin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip