
Wariye Ku Noolaa Buurhakaba oo Meeluu Aadey la layahay
Wariye xuseen geesey ayaa la layahay , maanta ilaa caawa, waxaana guud ahaan dad uga war dambeysey saacadu maanta marka ay aheyd 11:30.
dhamaan taleefonadii uu lahaa ayaa ah kuwo hawada ka maqan waxaana la ogeyn meeluu jaan dhigey, ehgelka wariyaha ayaa aad uga wal walsan .
ciidanka police ka degmada buurhakaba ayaa galabta mar iusku dayey iney raadiyaan laakiin lama helin weli.
fadlan qofkii arkey ama uu arko wariye Husein Nur Geseyn hasoo sheegto
Wariye Ku Noolaa Buurhakaba oo Meeluu Aadey la layahay
Wariye xuseen geesey ayaa la layahay , maanta ilaa caawa, waxaana guud ahaan dad uga war dambeysey saacadu maanta marka ay aheyd 11:30.