God dheer ing qodooy hoo qodoony ing dheeraytooy kidhiyaasoony ma oshiidii

0
10 May, 2020 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    God dheer ing qodooy hoo qodoony ing dheeraytooy kidhiyaasoony ma oshiidii

    Dulmigii loogeystey sheikh mukhtaar roobow cali abuu mansuur iyo wixii lagadhaxaley

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dulmigii loogeystey sheikh mukhtaar roobow cali abuu mansuur iyo wixii lagadhaxaley

Shekh mukhtaar oo ahaa shaqsiga ugu macaquulsanaa musharaxiintii utaagnaa qabashada xilka madaxaweyne ee Kgs  ayaa waxaa dulmiyey rag badan oo iskugu jira soomaali iyo ajaaniib

Dadkii dulmiyey qaarkood waxay sixun ugu geeriyoodeen berdaale oo qaarna ay lugahooda kuwaayeen sida #baaburhalaay sidookale qaarna siyaabo kaladuwan loogu diley baydhabo

Waxaana ka mid ahaa Allah u naxriistee Ex xildhibaan #abdishkuur iyo #cali_marguus sida ookale  kuwii hormuudka ka ahaa dabandaabada #mansuur   gudoomiyihii hore barlamanka Kgs ee #Sharif_sheekhunaa_maye . wasiirkii amniga #eelaay. wasiirkii Warfaafinta #Ugaas_hassan iyo kuwa kale ayaa kg xilkii kawaayey oo xiligan kubahadilan baydhabo waxaa xusid mudan #caracase inuu ku xayiran yahay D.bardaale 


diyaaradii lagu qaadey Sheikh mansuur  waxaa ethopia ay ku soorideen D/berdaale .Sidokale ethopiaankii xirey odeyga oo hadana inkirey ayaa maanta waxay isku dayayaan inay inkiraan iyaga oo markii dambe sheegtay oo xiligan ah kuwa kufashilmey howlihii ay ujoogeen soomaaliya
  Gebagebadii 

Wali waxaa sii dhiman oo isha mansuur sugayaal u ah

#Laftagaren oo howshiisa wadi waayey
#Farmaajo oo madaxtooya ku wareersan
#Khayre oo xukuumadiisa kala dhantaalan
#M_mursal oo dhibane ku ah xaruuntiisa
#Fahad yaasiin siyaasad xumo meel lafadhiyo
 iyo intii ku lug laheed

God dheer ha qodin hadaad qodidna hadheereen kudhici doono ma ogidee
     
    W/Q #abdulrahmansiraj


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip