Kusoo Dhawaada Maamulka Xariin State Ex-KGS.

0
12 May, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kusoo Dhawaada Maamulka Xariin State Ex-KGS.

    1-Madaxweynaha koonfur galbeed Abdiasiis Lafta'gareen (Xariin)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1-Madaxweynaha koonfur galbeed Abdiasiis Lafta'gareen (Xariin)

2-Taliyaha ciidanka Asluubta Somalia G-Mahad Muqaaxida (Xariin)
3-Afhayenka ciidanka Boliska Somalia ——— Sadiiq Aadan Doodishe Xariin
4-Agaasimaha Madaxtooyada KGS Ibrahim Baafo (Xariin)
5-Wasiirudowlaha Madaxtooyada kgs Mohamuud Shumuk
(Xariin)
6-Taliyaha qeybta boliska Gobolka Baay Amiin Mad Daruur
(Xariin)
7-Gudoomiyaha Dagmada baydhabo Biiklole
(Xariin)
8-Xeer ilaaliyaha Maxkamadda Gobolka_ Baay Mukhtaar Doorale
(Xariin)
9-Xubin Gudiga isgaarsiinta qaranka Mad Maclin Isaak
(Xariin)
10-Xubin Gudiga Amniga qaranka Abdifatah Gen. Mahad
(Xariin)
11-Taliye ku Xigeenka ciidanka daraawiishta koonfur galbeed Abdulle Isaaq
(Xariin)
12-Taliyaha ciidanka Madaxtooyada KGS Isaak Meedeey
(Xariin)
13-Afhayenka Wasaarada Amniga KGS Mustaf Macalin isaak Garabey)
(Xariin)
14-Agaasimaha Warfaafinta KGS Maxamed Bandhawoow
(Xariin)
15-Taliyaha ilaalada Madaxweynaha KGS Abshir Adan
(Xariin)
16-Madaxa Xafiiska baasaboorada Baydhabo Mowlimaadow (Xariin)
17-Maareeye ku Xigeenka airport Ka baydhabo mad sheikh abdulahi
(Xariin)
18-Agaasimaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo dowladaha Hoose Mustaf Adafey ahna Lateliye Sare Wasaaradda Arimaha Gudaha UNDP dhinaca Local Government
(Xariin)
19-Lataliyaha Madaxweynaha dhanka Siyaasadda Abdiwahaab Xiirane Ahna Ninka ISku Sheega in uu yahay Milkiilaha Dowladda KGS
(Xariin)
20-Agaasimaha xalka waara ee hoostagta Wasaarada qorsheynta Gudoomiyihii hore dagmada baydhabo Abdullahi Ali Watiin
(Xariin)
21-Gudoomiyaha barakacayaasha kgs Abdukadir Ali Watiin kobra.
(Xariin)
22-Taliyaha Nabadsugidda Dhicana Howlgalinta KGS Xasan Xirkeey
23-Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka koonfur galbeed Yussuf Baafo (Xariin)
24-Gudoomiyaha Gudiga soo xulista xildhibanada labaad kgs Mad Keerow (Xariin)
25-Afhayeenka maamulka kgs Nuuradiin Gacmadhere, (Xariin)
26 Agaasimaha Madaxtooyadda KGS IBraahi Baafo ( Ibraahim Ssuuxe)
(Xariin)
27- Taliyaha Gaadiidka Madaxtooyadda Xuseen Xariin
28- Lateliyaha dhanka Haweenka Wasaardda Arimaha Gudaha Aniso Gen Mahad Gender Advisor Xariin
29- Lateliyaha Wasaaradda Arimaha Gudaha dhinaca UNDP project Manager Ali Young Xariin
30- Xafiiska Wasaaradda shaqada & Shqalaha DFS Xubin Programka Baxnaano Xariin
31-Xafiiska Qaxootiga Qaranka Xubin Xariin
32- Lateliyaha Wasaaradda Macdanta & Biyaha KGS Eng Abdullahi Xariin
33- Madaxa Mashruuca Biyaha KGS ee Biyooley Abddulaahi Iikow Xariin
34- Uqaabilsanaha Maaliyadda Madaxtooyadda KGS Dhinaca Shabaab Macalin Abdurahmaan Xariin
35- Taliye kuxigeenka howlgelinta Qeybta 60-aad L/XLE: Cabdiasiis Xariin
36- Taliyaha Asluubta Gobolka Baay G/Sare Dhiig birig Xariin
37-Laiteliyaha Dhanka Work Bank Wasaardda Maaliyadda Xusni Xasan Xariimow
38-Madaxa Xafiiska Gudiga Doorashoyinka Qaranka KGS yuusuf Baafo Xariin
39- Madaxa Canshuuraha gaadiidka Kena Ciida , Dhegxaanta Garaafoow Xariin
40- Taliyaha Ciidamda Canshuuraha Gobolka Baay L/X/LE Abdikariin Cabdi Xariin
41- Disarmament of Combatants Coordinator Maxamed Daahir ku hooyo la ah Laftagreen & DDR IOM Coordinator
42 –Madaxa ilaalada DDR Maxamuud Cabdi Xariin
43- Corporate Services Director Wasaardda Ciyaaraha & Sports ka Shiniyoow Xariin
44- Lataliyaha Arrimaha Bulshada Madaxtooyada KGS Maxamed Idiris Leesto (Xariin)
45- Lataliyaha Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Fardowsa Maxamed Luqmaan Shaqaale (Xariin)


FG. Waxaa jiro Boosas Kale oo naga Maqan Magacydooda & Jagooyinka ay kula fadhiyaan waan so wadnaa dhowaan insha allah, Akhristoow wixii aad haaysid kuso Qor linkiga hoose warqada wa ay furantahay .

MAHADSANIDIIN.

Haddaba Haddii Xaaladda KGS ay Meesha Mareyso Miriflihii Kalena uu Marqaati Ka Noqday Maamulka Xariin State. Dadka Reer Shabeelaha Hoose Maxaa U Dan ah? Ma Inay ayagana sidaan Dulmiga uga raali ahaadaan mise inay aayahooda ka tashadaan oo Maamul Ka madax Banaan midkan ay dhistaan?


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip