Shir deg deg ah Oo Xaliimo Yareey & Xubnaha Beesha Caalamka Yeesheen

0
19 May, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir deg deg ah Oo Xaliimo Yareey & Xubnaha Beesha Caalamka Yeesheen

    Gudoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil oo ay wehliyaan Komishineerrada Guddiga ayaa maanta kulankii billaha ahaa ee xog wadaaga la qaatay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ay wehliyaan Wakiillada beesha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil oo ay wehliyaan Komishineerrada Guddiga ayaa maanta kulankii billaha ahaa ee xog wadaaga la qaatay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ay wehliyaan Wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya, kullanka ayaa diiradda lagu saaray Arimaha Doorashooyinka qorsheysan sanadkaan.

Guddoomiyaha Guddiga oo ka mid ahayd shir guddoonka Shirka ayaa sheegtay in Iyadoo dunida iyo dalkeennuba ay la tacaalayaan xakamaynta dhibaatada Cudarka safmarka ah ee Covid-19, hadana Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ay ka go’an tahay sii wadida waajibaadka loo xilsaaray.

Waxaa Lawada sugayaa Guddiga Warbixinta siiyaan 27 Bishaan Labada Aqal Ee Baarlamaanak Soomaaliya oo arimaha doorashooyinka la filayo inay soo gudbiyaan hanaanka loo wajahayo.

Siyaasiyiinta Mucaaradka ah waxay isha kuwada hayaan sida Villa Soomaaliya ufududeyn laheyd Nuuca doorasho ee Dalka la geli doono,ololaha doorashada ayaana Xisbi walbo sii bilaabay si uu dhankiisa guusha ugu helo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip