Qormo cajiib aj Dulmanaha Dantiisa Garan! Abwaan Ukasha

0
19 May, 2020 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 162
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qormo cajiib aj Dulmanaha Dantiisa Garan! Abwaan Ukasha

    Xisbiyadii ka jirey Koonfurta Soomaaliya xurnimadii ka hor iyo habkii doorasho ay ku taamaayeen si dimuqraadi ah la isu doorto ayey waxay aheyd u codee ciddii aad rabto laakiin codbixin (vote for whoever you want but vote )sida maanta ay tahay iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiyadii ka jirey Koonfurta Soomaaliya xurnimadii ka hor iyo habkii doorasho ay ku taamaayeen si dimuqraadi ah la isu doorto ayey waxay aheyd u codee ciddii aad rabto laakiin codbixin (vote for whoever you want but vote )sida maanta ay tahay iyo cadaalada darada muga weyn ee ka jirta siyaasada Soomaalida oo ah jalaafo aan dhamaad lahayn.

Waxay ahayd  1956   markii  ay soo jeediyeen fedraalisim  xisbayadii kala ahaa Hizbia iyo Groppo Afgoi  Audegle, qowmiyada Digil iyo Mirifle iyo qabaal`ilo kale ay wada degaan  degaan weyna Koonfurta Soomaaliya ilaa xuduudaha Kenya iyo Itoobiya.
Sooyaalka taariikhda siyaasada ee maanta Soomaaliya wey ku dulman yihiin dhan walba waana sababta ay u tabanayaan cadaalad daro soo jireen ah iyo iyagoo ah kuwo si fudud loo kala furfurey.


Hadaba dulmane goormaad kusoo baraarugaysaa inaad iska qaado dulmiga gaamurey waa in la helaa midnimo dhexdiina ah hadii kale  waa xikmadii aheyd shini dagaalsan malabkeeda dayacan.qoraalo taxane ah ayaanu kusoo qaadan dooaa maqaalka Dulmanaha dantiisa garan dhibanayaasha aan dhibkooda ka hadal ka aridan mustuwaha siyaasada ka jirta waqti aanu joogno takoorida luqada hodanka ah (SomaliMay ) dhulka hodanka ah oo Rabi ku maneystey  ku ah qaxooti gudaha dalka (Domestic Refugees) waxaa haboon naad garneyso Diiniyan iyo maadiyan waxa aad xaq u leedahay inaad ka dhiidhiso gunimo gumeysi ayaa ka roon tasho mise waa laguu talin.

Bal wax ka ogow 10 xisbi ee waagaa jirey yo sidey isu raacsanaayeen maadaama dhalinyaradii xornmo u dirika aheyd badankoodii ay ku midoobeen ( Somali youth liberation SYL)

Giovani Bagiuni (baguni Youth)       Groppa Afgoi Audegle

Hizba Digil e Mirifle                                            Unione GiovaiĀ“ni Benadir (B Youth Union)

Le dei Giovani Samali (SYL)                                Sei Scidle(Shiidle)

Partito Democratico Alula                                  Partito Democratico Somalo

Unione Giovani Somali Huaia (Hawiye)        Unione Marehan (Merahan Union)

Qalinkii:Ukash Sugow ukash37@gmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip