Gabar Ardayad ah oo Baydhabo si Arxan Daro Ah Loogu Diley

0
20 May, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Gabar Ardayad ah oo Baydhabo si Arxan Daro Ah Loogu Diley

    Allaha Unaxriistee Iqra Abdi Abdullahi waxay manta u geeriyootey Dhaawac kasoo gaarey Rasaas lagaga dhuftey Caloosha 3 Xabadood waxaana la sheegey Gabdhaa iney kamid aheyd Ardada Dhigata Iskoolka Baydhabo ama Ex 11 Janaayo fasalka 9B, waxayna aheyd 1

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha Unaxriistee Iqra Abdi Abdullahi waxay manta u geeriyootey Dhaawac kasoo gaarey Rasaas lagaga dhuftey Caloosha 3 Xabadood waxaana la sheegey Gabdhaa iney kamid aheyd Ardada Dhigata Iskoolka Baydhabo ama Ex 11 Janaayo fasalka 9B, waxayna aheyd 17 jir.
Askarta Wiilasha Rasaasta ku dhuftey ayaa waxay kala yihiin sida  baaris kadib aanu soo sameyney ay noo xaqiijiyeen Askar goob joogayaal ahaayeen oo aanu magacyadooda sheegeynin 2 askari oo lagu kala magacaabayey

1-Ooyey
2-Uunkey

Allaha unaxriistee Gabadhaan oo aan waxba galabsan ayaa si Familkeeda loogu guuriyo oo guriga ay deganaayeen loola wareego darted 3 xabadood caloosha loogu dhuftey, waxayna udhimatay Dhaawacii halista ahaa ee soo gaarey


Iqra Ilaah ha u naxriistee waxaa dhaawaceeda loola cararey Isbitaalka weyn ee Baydhabo waxaana la waayey nooca dhiigeeda oo ahaa AB+, kadibna waxay ugeeyiyootey dhiigbax daran 

Dhamaan maclimiinta iyo ardada iskoolda baydhabo waxay murugada la qeybsanayaan iyo bahda jugta culus Hooyo LUUL CADOW oo gabadheeda manta si arxan daro ah gacmo ka xaqdaran ay udileen waxaanu leenahay JANATUL FARDOWSA 

NB: waxaan cudur daar ka bixinayaa in gabadha uur laheyd sida ay dadkii hore noo soo sheegeen laakiin gabadha walaasheed waxay inoo xaqiijisey ineysan uur laheyn.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip