Xaguu Marayaa dagaalkii Laftagareen ee ka Dhex Abuubulayey Beelaha Boqo hore & Hadamo

0
20 May, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaguu Marayaa dagaalkii Laftagareen ee ka Dhex Abuubulayey Beelaha Boqo hore & Hadamo

    Horey ayaan idinku sheegey in laftagareen uu abaabulayo dagaal Qoomaal iyo Eemed oo isku dhinac ah iyo Hadamo waxaana laftagreen uu ka dhabeeyey balanqaadkiisa ahaa in saraakiil uu umagacaabayo beesha Boqol hore si daynuunaay ay uga soo saaraan askar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Horey ayaan idinku sheegey in laftagareen uu abaabulayo dagaal Qoomaal iyo Eemed oo isku dhinac ah iyo Hadamo waxaana laftagreen uu ka dhabeeyey balanqaadkiisa ahaa in saraakiil uu umagacaabayo beesha Boqol hore si daynuunaay ay uga soo saaraan askarta joogta ciidanka Beesha HADAME.
Mohamed Nuur  Abda Bula ( MANUUR)oo kamid ahaa Ilaalada Sheekh Niikiyow ayaa waxaa loo magacaabey  Taliyaha Howlgelin ururka, waxaana laga war sugayaa in rasaastii loo balan qaadey loo dhameystiro kadibna uu bilaabo dagaalkii lagu balan sanaa.

Ujeedka ugu weyn ee laga leeyahay labadaan beelood isku dhacooda ayaa ah in HADAME oo saraakiil laga bedeley ay ka samraan oo ay ka aamusaan iyo siyaasiyiintooda mucaaradka ah iney ku mashquulaan dagaal beeleedka .


Jugta culus waxay arinkaan u fashileyso waa iney odoyaasha dhaqanka labadaasi beelood ay ka hor tagaan wax kastoo keeni kara iskudhac iyo dagaal sababata qasaaro nafeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip