Xiisadda Masar iyo Itoobiya ee Webiga Nile oo xoogeysatay

0
22 May, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 51
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiisadda Masar iyo Itoobiya ee Webiga Nile oo xoogeysatay

    Waxaa cirka isku sii shareeray khilaafka ka dhexeeya Itoobiya iyo Masar ee salka ku haya biyo-xireenka ay Itoobiya ka dhiseyso webiga Nile.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa cirka isku sii shareeray khilaafka ka dhexeeya Itoobiya iyo Masar ee salka ku haya biyo-xireenka ay Itoobiya ka dhiseyso webiga Nile.

Biyo-xireenkaas ayaa Masar ay u aragto inuu yareyn doono biyaha Masar ay ka hesho webiga Nile, oo bixiya in ka badan 90% biyaha ay cabaan islamarkaana isticmaalaan boqolka milyan ee dalkaas ku nool.

Itoobiya oo iyana dooneysa inay koronto ka dhaliso biyo-xireenka ayaa ku doodeysa inuu muhiim u yahay dhaqaalaheeda iyo horumarkeeda.

Wadahadallo muddo soo socday oo lagu doonayay in khilaafkaasi xal looga gaaro ayaan miro-dhal noqon, waxaana jiray hadallo kulul oo ay dhinacyada is-dhaafsadeen


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip