Farmaajo oo Is Hor Istaag Ku Sameeyey Xilka Qaadistii Fahad Yaasiin ....
wariyaal kheyre uyeerey oo loo diidey iney madaxtooyada gudaha u galaan , waxaana loo sheegey in sababo aman dartii qofna aan galeynin qofna aan ka baxeynin madaxtooyada taasoo ugaar ah kheyre.
Ujeedka kheyre wariyaasha ugu yeerey ayaa aheyd inuu xil ka qaadis ku sameeyo Fahad yaasiin iyo Taliyaha police ka, laakiin farmaajo oo warkaasi aan ku qanacsaneyn ayaa qaadey talaabo taa lidi ku ah, in wariyaashii loo diido .
Kheyre ayaa hada u muuqda sidii Mohamed Mursal in Korontada laga jaro hadii uu isa sii waalo , hadii uusan deg deg taageero iyo xiriir dhab ah ula yeelan kooxaxa mucaaradka Kheyre waxaad arkeeysaan asagoo faraqa lahaayo.
Wixii soo kordha arinkaan Dagaalka Kheyre iyo Farmaajo Filo inshaa ALaah waqtiyada dhow