Dagaalkii Abal Shaley Saraakiishii Shabaab Loogu Diley Magacyadooda & Beelaah Ay Kasoo Jeedaan

0
08 June, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalkii Abal Shaley Saraakiishii Shabaab Loogu Diley Magacyadooda & Beelaah Ay Kasoo Jeedaan

    Dagaalkii shaleu la isku fara saarey deegaanka Aba lee sababey Qasaaraha dhimashda iyo dhaawacafa aan lasoo koobi Karin ee rag badan ku naf waayeen ayaa waxaa kamid ahaa sdia ay ii xaqiijiyeen dad muhiim ah in shabaab saraakiishii loogu diley ay ka m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalkii shaleu la isku fara saarey deegaanka Aba lee sababey Qasaaraha dhimashda iyo dhaawacafa aan lasoo koobi Karin ee rag badan ku naf waayeen ayaa waxaa kamid ahaa sdia ay ii xaqiijiyeen dad muhiim ah in shabaab saraakiishii loogu diley ay ka midka ahaayeen
1. Saciid Tima Dheere oo loo yaqaaney Nadiir wuxuu ahaa Amiirka Guud ee Gobolka Bakool, wuxuuna kasoo jeedaa beel ahaan Beesha GEELEDLE

2.  Cali Shiine  wuxuu ahaa madaxii  howlgalinta ciidanka  ee Gobolka Bakool, wuxuu ahaa qabiilkiisa LUWAAY

3. Ibraahim Deerow , wuxuu ahaa Madaxii Saadka Gobolka Bakool, qabiilkiisa waa MACALIN WEYNE

4. Aadan Aadan wuxuu ahaa Madaxa Maktabka Dacwada , qabiilkiisuna waa ASHARAAF


5.  Sheekh Geney wuxuu Ahaa Madaxii Amniyaadka Cusub Qabiilkiisana Waa HARIIN, 

6. nin Magaciisa Lagu Soo Koobey Biijaana Adna oo ahaa Madaxii Waxyaaba Qarxa Qabiilkiisuna wuxuu ahaa LUWAAY.

7. Ibraahim Hindhey  wuxuu ahaa Madaxii Isgaarsiinta Gobolka Bakool qabiilkiisa weli ma helin?

8. Maxamuus iishi oo ahaa Madaxa Ilaalada  Madaxa  ciidanka Jugta Culus Qabiilkiisa weli ma helin?

9. Ibraahim Sheekh Ahmed Leelane madaxa Jugta Culus ee gobolka bakool waa dhaawac Halis Ah Qabiilkiisa waa LEYSAAN



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip