
XILDHIBAANKII ISKU BEDELEY ISTAAFKA
Xildhibaan Hasan Abdinor oo kasoo jeeda Beesha Geeledle oo kamid ah beelaha reer Koonfurgalbeed isla markaana lagu tiriyo beelaha soomaalida kuwooda ugu tirada badan ayaa wuxuu ilaabey shaqadii iyo howshii uu masuulka ka ahaa
sida lawada ogsoon yahay hon Hasan Abdinor wuxuu isku heystaa ama uu ku faanaa inuu asaga yahay FAHAD YAAASIINKA KGS, wuxuu kow dagaal ku bilaabey kuwii ay isku reerka ahaayeen rag iyo dumar
haka soo tago howshiisa shaqo oo ha u soo wareegto KGS dhib ma lahan shaqadii Federaalka qof kale muu uga soo tagey oo kusoo wareejiyey?
Waxgaradka Beesah Geeledle oo aan xiriiro la sameeyey anoo raadinaya jawaabaah suaasha aan kor kusoo xusey waxay ii sheegeen in beeshaasi .
1. koonfurgalbeed xaquuqdooda kama helin.
2. Jubland xaquuqdooda kama helin .
3. golihii deeganka Diinsoor 6 xubnood keliya ayaa laga siiyay halka ay ka lahaayeen 8 xubnood.
4.Geelidle wuxuu u kala baxaa hibilowe iyo wardheere asiga wuxuu ka soo jeedaa Jufada Hibilowe wuxuu waqtigiisa iyo wax qabadkiisa ku koobay sidii oo saaxada siyaasada ugu saari lahaa Reer wardheere
Wax yaabaha cadaynta u ah ololihiisa ka dhanka ah waa.
1. Godoomiyaha Qansaxdheere Hibiloowe Gamaas.
2.Godoomiye ku xigeen Diinsor Hibiloowe Gaalbuudle
3. Abdulaahi Abdigaruun wuu ka buriyay baydhabo xitaa qofkii soo salaamay wuu gooyay.
4.Luuley wuu ka bursaday baydhabo
5.samro waan bedelayaa ayuu leeyahay oo wuxuu wataa Aadan Macalin.
Hasan Abdinor iyo Mohamednor Mohamed macalin waa wiil iyo adeerkiisa Hasan ayaa adeer ah Waana gamaas labadooda.
Allow usoo gargaar Walalahaan Dhiban
XILDHIBAANKII ISKU BEDELEY ISTAAFKA
Xildhibaan Hasan Abdinor oo kasoo jeeda Beesha Geeledle oo kamid ah beelaha reer Koonfurgalbeed isla markaana lagu tiriyo beelaha soomaalida kuwooda ugu tirada badan ayaa wuxuu ilaabey shaqadii iyo howshii uu masuulka ka ahaa