Somiland oo shaacisay in Farmaajo balanta uga baxay

0
14 June, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 75
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somiland oo shaacisay in Farmaajo balanta uga baxay

    Edna Aadan Ismaaciil oo ah ergeyga Soomaaliland u qaabilsan wadahadallada Dowladda Soomaaliya iyo somaliland ayaa sheegtay inay soo dhaweyneyso wada-hadallada Maanta ay dowladda Federaalka kula yeelanayaan dalka Jabuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Edna Aadan Ismaaciil oo ah ergeyga Soomaaliland u qaabilsan wadahadallada Dowladda Soomaaliya iyo somaliland ayaa sheegtay inay soo dhaweyneyso wada-hadallada Maanta ay dowladda Federaalka kula yeelanayaan dalka Jabuuti.

Waxaa ay sheegtay in dhowr jeer oo hore ay u dhaceen kulamo iyo hehsiisyo,hayeeshee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu burburiyay heshiisyadii ay la galeen Madaxddii ka horeysay.

Waxaa ay hadalkeeda intaasi ku dartay in kulanka ka furmaya Jabuuti oo ay kawa wada hadlayaan Dowladda Federaalka & Soomaaliland wixii kasoo baxa aysan waxba soo kordhineyn,iyada oo sheegtay in Madaxweyne Farmaajo uu yahay qof aan balan laheyn sida ay hadalka u dhigtay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip