
Gurigii SHariif Hassan Baydhabo oo Lala Wareegey Iyo Bililiqo ka dhacdey
Ciidamo daacad u ah Maamulka KG ayaa qabsadey Gurigii Shariif Hassan Loo diyaariyey Inuu Kusoo Dego Baydhabo.
Teamka Jugta Culus ayaa xaqiijiey in Weerarka lagu qaaday Guriga shariif hassan Sheikh Adan, lagu qaatey Qori AK47, iyo Baastoolad sidoo kale la qaatey wixii Alaab ahaa ee Shariifka loo diyaariyey sida Baarfuuni, shukumaano iyo alaabo yer yerow ah, waxaana ciidanka meesha weerarka ku qaadey hogaaminayey Wasiirka Amniga Isaaq Cali Subag.
Ma’uuliyiin ka tirsan Maamulka KG oo aan la xiririnay waa ay ka gaabsadeen iney ka hadlaan, sidoo kale Sharif Xasan saraakiil ku dhaw dhaw ayaa ayaguna sheegey iney ka warsugayaan odoyaasha beelaha Reer KGS iney arinkaan soo dhex galaan iyo in kale
Gurigii SHariif Hassan Baydhabo oo Lala Wareegey Iyo Bililiqo ka dhacdey
Ciidamo daacad u ah Maamulka KG ayaa qabsadey Gurigii Shariif Hassan Loo diyaariyey Inuu Kusoo Dego Baydhabo.