Keerow Kiila Yaabey Kala Rare Kee Haayi ( Murti Ayaa Ku Jirta)

0
26 January, 2011 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Keerow Kiila Yaabey Kala Rare Kee Haayi ( Murti Ayaa Ku Jirta)

    Warhaye Kaahiye walaahi koo ma tihid oo maanta waxaaba dhexda ugu jirtey qoladii xildhibaanda Keerow yaasha ahaa, ma ayaayadaa ayaa ka dhadhalatey Reer Keerow ama amuuro kalaa jira?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warhaye Kaahiye walaahi koo ma tihid oo maanta waxaaba dhexda ugu jirtey qoladii xildhibaanda Keerow yaasha ahaa, ma ayaayadaa ayaa ka dhadhalatey Reer Keerow ama amuuro kalaa jira?

Keerow dhibka daa sxb waxaan utagey meeshaasi shaley inaan isha kusoo xado kuwa meesha isugu tagey si aan u kala daadino , aniga maba lasoconinoo Abti Kala Rare ayaa taleefon iiga soo direy Dibada oo ii soo sheegey in kulan uu jiro.

waaw haye yaad kusoo aragtey meesha ? ma yihiin kuwa la kala daadin karo kuwa aad soo aragtey, sheekaad heysaa walaahi Keerow, Kushubo kuwii ugu caan sanaa ayaa meesha joogeydhamaantood caawaan ku sugayaa Safaarada ayagoo dhahaya kirada Hotelka iga sii damiino marka muxuu qarsan karaa nin Aan waxba heysanin oo faqiir ah.

Waxaana hubaal ah hadii ay xoogeystaan sidii waagii RRA -da Kurtun Waarey Imaanjirtey oo kale waxay ka hor imaan doonaan hadafkeena siyaasadeed,ee dadkeena waanu ugu faaideyn doonaa inta uu walaalkeena xilka madaxtinimada noo haayo.

Su,aal aan jawaab Loo Helin Weli

Chi e' Keerow, yaa waaye Keerow?



1-Anagaa ayaa lanoola jeedaa

2-Asaga ayaa loola jeedaa

3-Asaga la gartey ayaduna maxaa keeney?

4-Waxaa lagu durooyaa Maamulkeena

5-Keerow ma ninbaa ama waa koox ama qabiil?

6- Keerow iskaba daayee Keerow yaalka kale ee la sheegayo maxay yihiin?

7-Keerow Ma xishoodo waaye, xog ogaal,Ddir iyo Daa toona aan maqleynin, sxb -kiisa waa Kaahiye oo kashbaashkiisa dheeryahay sidaa waxaa ku doodey odoyaal da'ah, ee adiga is weydii Chi e' Keerow

Abowasharow, Baidoanews

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.
DahabshiiD0009350
BakaalBA1003
Amal 0508-04-45721-1001
Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso
webmaster@baidoanews.com.
Baidoa Information Center



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip