Shalay Isly Jerteeny Shaltabky Mey Sheeni ( Taxanihii Keerow)

0
06 February, 2011 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shalay Isly Jerteeny Shaltabky Mey Sheeni ( Taxanihii Keerow)

    Keerow Atha waaba ka kasey, Aayowna mey daari?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Keerow Atha waaba ka kasey, Aayowna mey daari?

Aayow I Inaay Arintooda ma ahan mid fudud waxayna ku xirantahay inaan adugu heshiino inta aanu ka heshiineyno haka yaabin in ayaguna ay heshiiyaan?

Keerow kooy Ma Heetoo Dhibkii Dhatin Haayi Muku Dhaaftana Hanraabty Midka haayen?

sxb Gabdha waan shukaaminey waxay wadaan qorshe ay kooxkasta lacago gooni ah ugu aruurinayaan Gudoomiyaasha oo raba in qoloba ay ku fuliso danteeda ugaarka ah kadibna dumarka meeshaas ayaan ugu dhaqaaqi doonaa.

Gabdhaha mid kasta waxaanu dhegta ugu sheegney iney noqon doonto xoghayayaasha Madaxda dalka xukumi doonaan iyo wasiiro aan laga tageynin ee waa ay ilaabeen dad dhibaateysan abaar iyo wax la mid ah waxay noqdeen Siyaasiyiin kastay Keerow.

Waa Arin cajiib ah Hadii aad dhasidaan uwareejiseen Maskaxdooda Gabdhihii oo aan geliseen Qabiil iyo siyaasad qaabdaran waa arin wanaagsan laakiin maskaxdaaan xageed ka keenteen oo aad ku kala geyseen Gabdhihii Biidka Usurnaan jirey oo ahaa Hormuudkii DM.

Gumuro Iyo Gerey Geeka Geedkoo Hoostiis Misla Hergelaayan,

Gemerber is siyan isku dhaafa , hoopa salaantaley isku qaadan Gaabow Keerow maaba mey i Erow


Gubulshoo Ku Nahan isku dhaafee

Geeke Gartiyoo weybaa geeska ansaarantaa

Gumac Rasaas intii Ha nisgagadan

Geedoo Hoostiyoo iska geedan.

Geber I Garoob Gubulka Isku Guban

Gaabow Keerow Gubaabathis Halisuu

Gebdhoogii Manchester Isku Dhaafee

Gacalkii UK oodhan Gubaabiny

Gurmad Ay Luku Sugney Gaabow Keerow Gacalkala Ley Garab Ku Weydiisoy.

Abowasharow Baidoanews

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka weyn ee Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.
Dahabshiil = D0009350.
Bakaal = BAI003.
Amal = 0508-04-45721-1001.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso webmaster@baidoanews.com.
Baidoa Information Center.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip