Kulankii DM Safaari Restaurant Menneapolis Oo Soo Idlaadey.

0
07 February, 2011 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulankii DM Safaari Restaurant Menneapolis Oo Soo Idlaadey.

    Kadib kulan balaaran ay isugu imaadeen Jaaliyada Soomaalida DM Mennisota kaasoo ay xaadir ku ahaayeen Injineer Issa A.Hamud, Proff Mohamed Haji Mukhtar, Proff Saalim Aliyow Ibrow, Proff Siidow Maxmed iyo Aqoonyahno oo kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib kulan balaaran ay isugu imaadeen Jaaliyada Soomaalida DM Mennisota kaasoo ay xaadir ku ahaayeen Injineer Issa A.Hamud, Proff Mohamed Haji Mukhtar, Proff Saalim Aliyow Ibrow, Proff Siidow Maxmed iyo Aqoonyahno oo kale.

Kulankaan ayaa waxaa looga wada hadley guud ahaan sida loo samatabixin karo soomaaliya gaar ahaan sida dadka DM ee dibadaha kunool ay unoqon lahaayeen Kuwo gacmaha is heysta islamkaana ay uga tashan lahaayeen Aayaha siyaasada Soomaaliya.

waxaa la isku waafaqey oo dooda ku jirtay in hadii ay dhacdo shaqsi kasoo jeeda Qowmiyada DM uu noqdo Musharax Madaxweyne maadaama ay dowladu dhici rabto in lasiiyo Gacan Walaaltinimo Taageero Dhab ah.

waxaa loogu baaqey guud ahaan soomaalida dibadaha kunool in aan la isasiinin dalalka ajnabiga ah ee ay kunoolyihhin, waa in loo tashtaa dhulkii Arlaadi waa in dalkii dib loo noqdaa oo ubadka wax la baraa dadkii waxbartay.

Malaaq Mad Edow Maxamed Oo kamid ah malaaqyada DM ee dalka America oo kulankaasi ka qeybgaley ayaa Baidoanews xiriir ay la sameysay waxa uu ka warami doonaa guud ahaan wixii loogu hadley Shirkaasi

NB, Maamuliyaasha Ama Wakiilada website-yada Reer Arlaadi waxaan idinku bishaareyneynaa inaan idin soo gudbin doono wixii sawir ama cod ah aad inooga baahataan , cidii daneyneysa sawiradaan fadlan lasoo xiriir maamulka Bogaga Baidoanews ama Daafeet inshaa Allaah dhasi ayaan idinku soo gudbin doonaa

Abowasharow, Baidoanews

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka weyn ee Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.


Dahabshiil = D0009350.
Bakaal = BAI003.
Amal = 0508-04-45721-1001.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso webmaster@baidoanews.com.
Baidoa Information Center.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip