Qaban Qaabiyihii Shirkii Minneapolis Oo Wareysi Siiyey Baidoanews

0
08 February, 2011 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2798
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaban Qaabiyihii Shirkii Minneapolis Oo Wareysi Siiyey Baidoanews

    Agaasimaha Somaliamaitv Liibaan Xuseen Oo ahaa isu dubaridihii Shirkii Maalintii 7da Aheyd Bishaan lagu Casumey Prof, Mohamed Haji Mukhtar & Injineer Issa ayaa waxaanu layeelanay Wareysi gaar ah wuxuuna ka warbixiyey Go,aanadii Kasoo Baxey Kualnkood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Somaliamaitv Liibaan Xuseen Oo ahaa isu dubaridihii Shirkii Maalintii 7da Aheyd Bishaan lagu Casumey Prof, Mohamed Haji Mukhtar & Injineer Issa ayaa waxaanu layeelanay Wareysi gaar ah wuxuuna ka warbixiyey Go,aanadii Kasoo Baxey Kualnkooda.

Wuxuu Sheegey Liibaan in Si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Masuuliyiinta ka kala yimid Utah Universaty & Savannah State Of Universaty, waxaana la isku afgartay buu yiri shirkii ugaarka ahaa Jaaliyada DM ee Minnesota in dadkii Arlaadi wax looqabto.

In La Taageero Shaqsi aksta oo ku abtirsada DM oo musharax ahaan isu soo taaga isla markaana laga shaqeeyo sidii kolkaan ay DM isu soo taagi lahaayeen xilka Madaxtinimo oo hada ay isu soo sharaxeen in kabadan ilaa dhowr iyo 60 Qofood.

Jaaliyadaha Dibadaha kunool ee Digilmirifle waa iney ka shaqeeyaan midnimadooda iyo sidii ay xiriiro wanaagsan uyeelan lahaayeen awalan dhexdooda kadibna ay wax uga qaban lahaayen dhinaca horumarinta Deegaanadii Arlaadi.

NB, Shaqsiga ubaahan inuu helo Qormooyinkii Proff Mukhtaar & Injineer Saalax wuxuu ka heli karaa halkaan, Injineer Issa http://baidoanews.com/view.php?id=6025

Proff Mukhtaar, http://baidoanews.com/view.php?id=6024

Abowasharow, Baidoanews

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka weyn ee Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.


Dahabshiil = D0009350.
Bakaal = BAI003.
Amal = 0508-04-45721-1001.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso webmaster@baidoanews.com.
Baidoa Information Center.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip