Proff Mukhtaar Oo Taariikh Muhiim Ah Ka Hadley, Maitv

0
09 February, 2011 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Proff Mukhtaar Oo Taariikh Muhiim Ah Ka Hadley, Maitv

    Prof Mukhtaar oo ah Bare si weyn loogu yaqaano Aduunka dacaladiisa isla markaana wax kadhiga Jaamacada Savannah State Of America ayaa ka sheekeynaya, Taariikhda Soomaalida, Isqarxinta, Hoopowka Afka Maayga, Luuqado, Maay English Buug oo asaga soo w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Prof Mukhtaar oo ah Bare si weyn loogu yaqaano Aduunka dacaladiisa isla markaana wax kadhiga Jaamacada Savannah State Of America ayaa ka sheekeynaya, Taariikhda Soomaalida, Isqarxinta, Hoopowka Afka Maayga, Luuqado, Maay English Buug oo asaga soo wado iyo waxyaabo kale oo muhiim ah.

Proff, Mukhtaar ah Dhinaca taariikhda waxa uu ka sheegey in ay rumeysan yihiin xitaa Nabi Aadam in lagu Uumey Dhinaca Geeska Africa, wuxuu kaloo sheegey in Binaadamkoo dhan ay kasoo jeedaan Dhinaca Geeska Africa cadaan iyo madoow intaba.

Taariikhda sheeko ma ahan hana uqaadanina sheeko sheeko ayuu yiri Proff Mukhtaar hadii aad rabtid inaad tashatid waa inaad noqotaa ama aad barataa shalay waxa aad aheyd ayuu yiri.

Wuxuu sababeeyey sababta keenta inuu qofka isqarxiyo, wuxuuna kusheegey in ay ku imaato isqarxinta Dulmi ama gumeysi qof la gumeysto, culeys qof fuula Qofka oo tabar waaya ama taagoley oo qofka noqda taasi ayaa keenta ayuu yiri.

wuxuu sharaxaad dheer ka bixiyey Proff Mukhtaar Afka Jiidada wuxuuna ku sheegey inuu yahay Af Asal ah oo aaney ku jirin waxyaalo meelo kale laga soo qaad qaadey sida Afka Maxaaga, Maay -ga iyo kuwo kale oo badan.

Proff Mukhtaar wuxuu sheegey inuu soo wado dhowaan Buug Maay-English ah sid ay dad badan oo ajnabi ah wax uga faa'iideystaan ayuu yiri, Wareysiga Proff oo qaas u ah SomaliMaitv halkaan ka dhageyso ama ka daawo.

Abowasharow, Baidoanews

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka weyn ee Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.


Dahabshiil = D0009350.
Bakaal = BAI003.
Amal = 0508-04-45721-1001.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso webmaster@baidoanews.com.
Baidoa Information Center



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip