
Dalab" Siid Ali Wuu Tanaasuley UK Waxaa Ka DHisan Hal Jaaliyad Oo DM Ah"
Keligey ayaa ah gudoomiyaha Rasmiga ah ee Jaaliyada DM Dalkaaan UK waxaana Tanaasuley Walaalkey Siidcali waxaanu wuxuuna yihimd Goob aan kuwada shireyney asagoo Shicib ah sidaa waxaa yiri Mr. Dalab.
Siid Cali ayaan ilaa iminka aan wax war ah kasoo bixin kadib markii aan xaley aan usheegey in arintaan ay jirto asagoo fadhiyey Net-ka qeybta lagu wada sheekeysto ee MSN ka loo yaqaano.
Siid Cali wuxuu ahaa nin fadhiistey kulan ay baarlamaanka dowlada Ugu jira DM kulan ay soo qaban qaabiyeen oo ay doonayeen iney maamul ku sameeyaan balse uu fashilmey kadib markii si hoose la isku afgaran waayey qaabka Loo qeybsanaayo Jagooyinka Madaxtinimo.
FG, Riix halkaan si aad u dhageysatid Wareysiga Mr.Dalab Oo Dhameystiran, http://baidoanews.com/playaudio.php?id=210
Abowasharow Baidoanews
FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka weyn ee Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.
Dahabshiil = D0009350.
Bakaal = BAI003.
Amal = 0508-04-45721-1001.
Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso webmaster@baidoanews.com.
Dalab" Siid Ali Wuu Tanaasuley UK Waxaa Ka DHisan Hal Jaaliyad Oo DM Ah"
Injineer Maxamuud xuseen Aliyow Ibrow oo sheegtay Inuu yahay Gudoomiyaha keliya ee ka jira Dalka Ingriiska dhinaca jaaliyadaha DM ayaa waxa uu Baidoanews uxaqiijiyey Inuu Tanaasuley Gudoomiyihii Xilka Laga Qaadey Mr, Siid Cali.