Keerow Shaly I Geeky Shuqulkung My Haayi, Murtida Kalabax

0
15 February, 2011 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 2068
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Keerow Shaly I Geeky Shuqulkung My Haayi, Murtida Kalabax

    Keerow walaahi waan kugu farxay markaan arkey magacaaga miisaanka weyn xambaarsanaa ee maanta waa maxay mashaqadaan? micnihiina ma fahmin ee ma ii sheegi kartaa maamulle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Keerow walaahi waan kugu farxay markaan arkey magacaaga miisaanka weyn xambaarsanaa ee maanta waa maxay mashaqadaan? micnihiina ma fahmin ee ma ii sheegi kartaa maamulle.

Kaahiyoow waxaa jira Arin dhexdeena ah, kii keerow ahaa ayaa kursi ii diidan marka ana waxaan rabaa inaan waxba soconin oo sidaa la ahaado, ee sxb qaali ah sideen waxyeelaaa?

Keerow waxaan kugula talin lahaa inaadan marnaba la arkin ilkahaaga, dhegta qabo howshu waayo hadii aad isu tanaasushaan waxa la ogaanayaa inaad jilecsantahay soomaalida kale wax lama wadaagi kartid ee sxb ku adkeyso Jagadaada.

Keerow waxaan ka cabsi qabaa oo xaley la seexan waayey inaad Aqbashid Qorshaha ay wadaan Samadoonada oo Bunka Balaayada Daba Taalo, waxaanu ula jeedaa odoyaashu waxay doonayaan iney idin heshiisiiyaan aniga ma qabo taas, war ninyahow Janankii ayuu wuxuu inoo sheegi jirey NABADU NACAS IYO NAAGAHEY DAN UGU JIRTAA, Ragaa ilaah kaa dhigey ee nabadu iska daa.

Xaaji Keerow Xaalkiisa uma aan Bogin ee hadiii uu telkaaga soo waco, Haka Qaban, Ha Tagin Meel ay joogaan ku ferker inta aan kula jirin saad cudur ugelin laheyd waxaana ugu dhow kuwa cudurka qaada GABDHAHA IYO CARUURTA , ee gurigaaga ka bilow yeysan salaamin ilmaha KEEROW uu dhaley, ha iska imaadaan Adeerkooda KAAHIYO Hooygiisa NABADEY.

Abowasharow,Baidoanews/Daafeet

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka weyn ee Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.
Dahabshiil = D0009350.
Bakaal = BAI003.
Amal = 0508-04-45721-1001.


Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heysowebmaster@baidoanews.com.
BaidoaInformationCent



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip