Keerow & Kaahiye Oo Maanta Isu Rogey Shax Xisaabeed

0
19 February, 2011 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 3460
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Keerow & Kaahiye Oo Maanta Isu Rogey Shax Xisaabeed

    Baidoanews Qiimeyn Ay ku Sameysay xaalka guud ee soomaalida gudaha iyo dibada ayaa waxaa soo baxayday sidaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baidoanews Qiimeyn Ay ku Sameysay xaalka guud ee soomaalida gudaha iyo dibada ayaa waxaa soo baxayday sidaan

Siyaasadda Digimmirifle UK + Sirta Siid Cali XOdoyaasha Birmingham-:-Anaa Gudoomiye ahta Dalab & Siid Cali = Nin ku siray wax ku sheeg.

Safarka Siid Cali Nairobi+ Shir qoolka Shirkaasi Sakiin& Fowsiyo X Shaxda Xildhibaanada Ku Shubada Ahaa-:-Dowlad goboleedaan Dhiseynaa Tii Reer Uk= Wuxuu Ku Dhamaadey Shirkii Fashil Oo Shib ka dambeysey

Fikirka Injineer Dalab+ Fantasiyaha Dad Badan Oo Hurdayay-:- Febaraayo dhexdeeda =Fajac Aan Weligii Lagu Arkin Uk Odey Keerow

Qudbadaha Proff Mukhtaar+Murtadii Inj. Issa X Musharax miyaa Tii ReerMinnesota,-:- Bilowga Wacyigelintaasi= Mustaqbalka Madaxweyne DM Oo Mar La Wada Daawado

Faagfaagista Abowasharow X Digil Iyo Daamo + Anaga Waan Ka Go'aynaa DM Tii C/qaadir Siidii -:- Danaha Loo Abuurey Digilnews = Xildooniyaal Koow Ka Yahay Mr. Cadaay

Aragtida Jaaliyada DM Ee Caalamka + Aamusnaan Waxgar X Ujedka DM -:- Inta kale waa calood ushaqeyste = Kala tagga Reer UK Oo Soo Dhowaanaya

Hamiga Hogaamiyaasha Jaaliyadaha Reer Uk+ Balaayada Siyaasada SoomaaliyaX Hadii Wax Ay Noqdaan -:-Qaraxyada Muqdisho&Dilalka = Al Shabaabaa Dishay Allaha Unaxriisto.

Geesinimada Gabayada Abwaan Iithow+ Kani Waa Nin Xuntii Reer Kaahiye -:- Abwaanka Yuu Yahay Tii Daarood-Gaabiskii Abwaan Abgaalow Waayahaan = Soo Toosin Dhalinyero Badan oo hada hurdeysa.

Xaalka Gabdhaha Uk + Rajada Dadkii Arlaadi Ee Abaaraha X Riyada Xildooniyaasha -:- Dowlad Goboleed Ayaan Dhiseynaa = Allow noo rumeey.

Fudeydka Gudoomiyaasha DM Uk + Diidmada Shicibka Uk X Ficilka Jaaliyadada Kale -:- Fuulista 2 Faras = Bilowga fitnada Burbur Jaaliyadeed.

Dadaalkii Amaandhoorey + Daawashadii Digilmirifle X Naaxyadii Garas441 -:- Shicirkii Biyooley =Murtidii digilmirifle oo kusoo badaneysa Youtube-ka

Damqasho la'aanta Gabdha Uk+Dadaalka Gabdhihii Australia X Abaaraa Ka Jirto Arlaadii -:-Khilaafka Jaaliyadaha Reer UK= Nimankeenaa Noo Diidey Inaan Qaaraan Aruurino

Saxaafad La,aanta DM+Wartabiyaasha Reer Kaahiye -:-Nagadaayada Reer Rahweyn = DM Oo Saxaafad Lagu Burburin doono 40 Sano ee soo sacota.

Abaabulka Anaga Waa Awgil+ Taageerada Reer Kaahiye X BaraarujintaDaamo -:- Ka Hortagi La aantaAqoonyahanada DM = DM Oo Dhulkooda Boob Afka Usaaran intii U Hartay Waayahaan Dambe.

Aabowasharow Baidoanews

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka weyn ee Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.


Dahabshiil = D0009350.
Bakaal = BAI003.
Amal = 0508-04-45721-1001.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso webmaster@baidoanews.com.
Baidoa Information Center.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip