Madaxweynihii Hore Tunisia Oo Xaaladiisa Caafimaad Lagu Deerinaayo

0
19 February, 2011 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Tunisia Oo Xaaladiisa Caafimaad Lagu Deerinaayo

    wakaalada wararka france press ayaa waxaa ay sheegeysaa in madaxweynihii hore ee tunisia zain alcabidiin caafimaadkiisa aan wanaagsaneyn , iyadoo isa soo tareyaan banaanbaxyadii wadankaasi maalinba maalinta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wakaalada wararka france press ayaa waxaa ay sheegeysaa in madaxweynihii hore ee tunisia zain alcabidiin caafimaadkiisa aan wanaagsaneyn , iyadoo isa soo tareyaan banaanbaxyadii wadankaasi maalinba maalinta. ka danbeysa waxaana ay sheegtey wakaalada wararka france in uu haayo cudurka (stroke) waa xanuun kedis ah ee uu ku dhaco maskaxda.


oo jirka qaarkiisa howlgab ka dhiga waxaana uu jiifaa isbitaal ku yaala magaalada jeddah saudiarabia waxaana ay sheegeyaan in uu galey isbitaalka.


laba beri ka hore xaaladiisa caafimaadna aad u liidato , zain alcaabidiin waxaa wadankiisa uu xukumaayey 23sano cimrigiisuna waxaa lagu qiyaasey 74sano.


waxaa uu madaxweyne ka ahaa wadan ku yaala waqooyiga africa ,tunisia riditaankii la ridey zain alcabidin waxaa tusaale u noqotey dowlada fara badan oo dunida.



carabta ka tirsan sida liibiya iyo bahrain iyo yaman iyo muriitania iyo masar oo ay ku guuleysteen hadafkoodi arimahaas oo dhan waxaa ka danbeeyaa siyaasadaha reer galbeedka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip