Hogaamiye Ali Baab, Riyo Maalmeed Rung Ma Naghathaasa

0
22 February, 2011 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 5273
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiye Ali Baab, Riyo Maalmeed Rung Ma Naghathaasa

    Cali Abukar Abdi "Baab" oo sheegta inuu yahay Madaxweynaha koonfur Galbeed Soomaaliyeed sida uu sheegayna lagu caleema saarey Dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaawaxa uu si kulul u cambaareeyey Kulankii Kenya Xildhibaanada DM & Howsha ay Wadaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Abukar Abdi "Baab" oo sheegta inuu yahay Madaxweynaha koonfur Galbeed Soomaaliyeed sida uu sheegayna lagu caleema saarey Dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaawaxa uu si kulul u cambaareeyey Kulankii Kenya Xildhibaanada DM & Howsha ay Wadaa Rag uu ku Sheegay Dulaaliyiin.
Mr.Baab Asagoo qoslaya ayaa waxa uu yiri Shariifka Iyo Sheekh Aadan waxaan jeclaan lahaa iney Bartaan Qeynuunka dowladnimo waxa uu yahay waayo dad xildhibaano ah oo ku jira dowlada dhexe awood uma lahan iney dhisaan maamul goboleed ayuu yiri, wuxuuna aad iyo aad uga xumaadey Ali Baab in kulankii kenya uu so dhex fariisto wakiilkii Kenya Waxa loogu yeero Waax Iyo Waadi, Mr. Cali Ameriko.

Cali Baab ayaa sidoo kale waxa uu digniin culus u direy kooxaxa dulaaliyiinta ah ee ku dhex jira DM ee doonaya in dadkaan walaalaha ah ay kala gooyaan, wuxuu ugu baaqey iney dhibka iyo kala tashwiishka qowmiyada ka dhexdeeyaan hadii ay ka joogi waayaan wuxuu ku nuux nuuxsadey inay talaabo ka qaadayaan , asagoo raaciyey ineysan dadkaasi aheyn Soomaali guud ahaanba waxay kasoo jeedaan ayuu yiri "Boorang Itopia".


Isu soo wada duub Ali Baab xiligii aanu wareysaneyney saaka ayaa wuuu ku adkeytay in loogu yeero "Madaxweyne" war aniga hadii aad ii diidaan Madaxweyninimada ma waxaad ugu yeereysaan Raxweyney Ayuu yiri kuwa cadowgiina ah ee dhiig iyo dhalasho toona idinla wadaagin?

Daawo Sawirada Xafladii Hogaamiye Ali Baab Ee Lagu Caleema Saarey Xilka Loo Dhaariyey Maalintaasi




FG, Wareysigii Ali Abkubar Abdi "Baab" ka dhageyso Qebta Radio Arlaadi Asagoo Dhameystiran


Abowasharow Baidoanews

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka weyn ee Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.
Dahabshiil = D0009350.
Bakaal = BAI003.
Amal = 0508-04-45721-1001.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heysowebmaster@baidoanews.com.
BaidoaInformationCenter.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip