Gabeygii Loo Tiriyey Abwaan Sahal Oo Dad Badan Soo Dalbadeen

0
23 February, 2011 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabeygii Loo Tiriyey Abwaan Sahal Oo Dad Badan Soo Dalbadeen

    Dada badan oo ku taxan webka Baidoanews iyo Daafeet oo xiriiro la soos ameeyey Maamuliyaasha Bogagaan Ayaa waxay soo codsadeen in markale dib loo soo xasuusiyo Gabeygii Abwaan Iithow uu u tiryeye Abwaan Sahal Macalin Ciise

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dada badan oo ku taxan webka Baidoanews iyo Daafeet oo xiriiro la soos ameeyey Maamuliyaasha Bogagaan Ayaa waxay soo codsadeen in markale dib loo soo xasuusiyo Gabeygii Abwaan Iithow uu u tiryeye Abwaan Sahal Macalin Ciise
Gabeyga Abwaanka oo aad udheer ayaa waxaan idinka soo dhex xulney ereyadii ugu muhiimsanaa qaarkood waana sida tan ee ila Akhriya ilana dhageysta kuligiina.

Afyaalkii Reewuneed Allow Caafi

Iftiinkii Yaa Haayey Allow Caafi

Umadaa Jeeleyteey Allow Caafi

Isimkaayno Kor Ing Qaadey Allow caafi

Afka Maaykaa noolayey Allow Caafi


Usy Haang Mi Aragaanoo Allow Caafi

Afyaalka Jeelnaa Allow Caafi

Asxaabtiis ii Ehelsheey Eethaa Ing Muruggeena Allow Caafi

Isingna Aamiinta Nii Kaalmayaa Illhey Noo Aqbalaa.


Abowasharow Baidoanews

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka weyn ee Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.
Dahabshiil = D0009350.
Bakaal = BAI003.
Amal = 0508-04-45721-1001.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heysowebmaster@baidoanews.com.
BaidoaInformationCenter.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip