Jaaliyada Swiss Oo Hambalyo U Dirtay Suldaanka Warsame.

0
01 January, 1970 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1625
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Swiss Oo Hambalyo U Dirtay Suldaanka Warsame.

    Guud aha sida ay u wada dhan yihiin xubnaha jaaliyada dalka Switzerland ayaa mahad iyo hambalyo udirey Suldaanka Cusub ee habeen hore lagu caleema saarey dalka Mareykanka Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim Caliyow ibrow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guud aha sida ay u wada dhan yihiin xubnaha jaaliyada dalka Switzerland ayaa mahad iyo hambalyo udirey Suldaanka Cusub ee habeen hore lagu caleema saarey dalka Mareykanka Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim Caliyow ibrow.

Baaq ay si wada jir ah usoo saareen xubnaha jaaliyadaasi ayaa waxaa taageero wanaagsan loogu muujiyey sida ay ula dhacsan yihiin xilka cusub ee loo caleema saarey Suldaan Warsame oo noqon doona suldaanka Beesha jiide oo kamid ah beelaha taariikhda fog iyo magaca ku leh soomaaliya iyo guud ahaan caalamka.

Baaqaan jaaliyada soo saartay oo lasoo gaarsiiyey Warqabadka Baidoanews ee Magaalada Zurich ayaaw axaa ku saxiixnaa.


1- Abukaate Cabdi Muusa Mayow
2- Dr. Xasan Yerow
3-Dr. Xaaji Maxamed Abow
4- Dr. Cabdulaahi Ibraahim "Amaandhorey"
5- Maxmed C/raxmaan "Jabka"
6- Xasan Shariif Subeer
7- Xaaji Yuusuf
8- Abwaan Iithow
9- Dr. siidow
10- Al fanaan Cumar Shariif
11- Sheekh Xasan Sheekh Aadan "Geeledlle"

iyo magacyo kaloo tiro badan oo ay ku jireen Haween iyo waxgarad kale waxayna Jaaliyadaan Ay noqon doontaa tii koowaad ee u hambaliyeysa Suldaanka Cusub waxayna baaq dad daar ah u direen Suldaan warsame oo ay ugu baaqeen inuu dadkiisa u Cadaalad falo.

Isla markaana ka shaqeeyo isu keenista walaalaha iyo ka shaqeynta maslaxada guud iyo tan beeshiisa, waxaa lagala dardaarmey inuu Beesha u horseedo Wado qaldan, Degenaasho la'aan iyo burbur waxaa ugu dambeyntii loo duceeyey Suldaan warsame in Howshaan Culus Illaah La garab galo.

Abowasharow Baidoanews

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka weyn ee Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah.
Dahabshiil = D0009350.
Bakaal = BAI003.
Amal = 0508-04-45721-1001.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heysowebmaster@baidoanews.com.
BaidoaInformationCenter.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip