Muriyadeyda Dahabka Aheyd Waxaan U Gadey Waxay Aheyd Qadiyada DM Ee Hizbiya .

0
25 April, 2011 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1733
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muriyadeyda Dahabka Aheyd Waxaan U Gadey Waxay Aheyd Qadiyada DM Ee Hizbiya .

    Anagoo ah gabdho badan oo reer Arlaadi ah waxaanu u ololeyn jirney sidii Hizbiyo aanu u kor yeeli laheyn oo aanu uga horumari laheyn Leego oo naga dhaxeysey Tartan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anagoo ah gabdho badan oo reer Arlaadi ah waxaanu u ololeyn jirney sidii Hizbiyo aanu u kor yeeli laheyn oo aanu uga horumari laheyn Leego oo naga dhaxeysey Tartan.
Rageena iyo Dumarkeena waxaanu aheyn kuwo utaagnaa sidii aanu guuleysan laheyn , mana jirin wax Qabiil ah ama is ficilitaan ah, dadku waxay ahaayeen kuwo wada walaalo ah oo isku fikir iyo aragti ahaa.

halka xiligaan soomaalida ay ka isticmaalaan Qabiilka Anagu waxaanu isticmaali jirney sida , Reer Daafeet, Reer Buurhakaba, Reer Baydhabo, Reer Berdaale, Reer Saydheelow & Wax Lamid Ah,


Maama Ruqiyo Eethang Muuse oo walaalo ahaayeen Halyeey Boorow Eethan Muuse oo kamid Ahaa Ragii Inta Maaya fuulka Istaagaan Oo Dadka Socotada ah weydiin jirey sida loogu dhawaaqo "Tusnaxa" Usba" Hadii ay dadkaasi Yiraahdaan Tusbax waxaa la marsiin jirey Wadadii markaasi loogu talagalay halka kuwa Yiri " Usba" Ayaguna loo ogolaan jirey inay horey usoo galaan Gudaha Magaalada Baydhabo.

Ragaasi sida weyn looga yaqaaney Goboladaasiw waxaa kamid ahaa

1-Boorow Eethan Muuse
2- Roobow
3- Shoobow
4- Geesdiir
5- Cali Boorow iyo kuwo kaloo badan, waana dakii usoo halgamay qadiyada Qowmiyada isla markaana dagaalo kudhufo ka carara ah la galey Askartii Gumeysiga oo xoog ku joogey dalka isla markaana dagaal xun ka dhaxeeyey Dadka ku abtirsada DM.


Abti Cade Baidoanews Zurich Swiss Email, Abti20@hotmail.com

FG: hadaba si aad ugu qeyb qaadatid dhismaha masjidka weyn ee Baydhabo waxaad ugu hagaajin kartaa wixii qarashaad ah

Dahabshiil = D0009350.
Bakaal = BAI003.
Amal = 0508-04-45721-1001.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip