Yaa Ka Dambeeyey Dilkii Shalay Loo Geestay Hogaamiyaha Kooxda Mucaaradka Libya

0
29 July, 2011 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa Ka Dambeeyey Dilkii Shalay Loo Geestay Hogaamiyaha Kooxda Mucaaradka Libya

    Su'aalo ayaa la iska weydiinayaa maalin kadib markii la dilay Hogaamiyihii Ciidamada mucaaradka dalka Libiya Jeneraal Abdel Fattah Younes oo khamiistii shalay aheyd la dilay isaga iyo labo kale oo kaaliyeyaashiisa ay ahaayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Su'aalo ayaa la iska weydiinayaa maalin kadib markii la dilay Hogaamiyihii Ciidamada mucaaradka dalka Libiya Jeneraal Abdel Fattah Younes oo khamiistii shalay aheyd la dilay isaga iyo labo kale oo kaaliyeyaashiisa ay ahaayeen.

Jeneraalkan oo horay uga falaagoobay Dowladda Libiya ayaa la dilay kadib markii looga yeeray jiida dagaalka, si su'aalo looga weydiiyo xiriir qoyskiisa la leeyihiin Madaxweynaha Libiya Qadaafi.

Madaxa Mucaaradka Libiya Mustafa Abdul-Jalil ayaa sheegay in la dilay Jeneraalkaas ka hor inta aanu soo gaarin goobta la filayay in su'aalaha lagu weydiiyay, waxaa uu sheegay in Kooxo Hubeysan ay dileen Jen. Younes.


Jeneraalkan ayaa horay Xukuumada Libiya ay ugu magacawday Bishii Febraayo wasiirka Arrimaha Dibada, hase ahaatee waa uu ku gacan seyray, waxaa uu ka mid ahaa ragga aadka ugu dhowaa Madaxweyne Qadaafi, marna ahaa La Taliyeyaashiisa sare.

Bishii Febraayo ayuu si rasmi ugu biiray Kooxaha Mucaaradka ee dagaalka kula jira Madaxweynaha Qadaafi iyo Xukuumadiisa.

Gudiga Afurinta Saa'imiinta Aan Waxba Awoodina Kala XiriirNB: Gudiga Abaaraha Kala Xiriir 0025261- 5505339 ama0025261-5578984

Garaac Mid Kamid Ah Lambaradaan -
5593718, 5578293, 5843467, 5105237, 5590113, 5590121Wixii Maanta Aad Dhiibatid Waxaad Dib U Helidaantaa Markaad Geeriy

Furaha Waa0025261-



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip