Amisom Oo Madaafiic Xoogan Ku Garaaceysa Magaalada Muqdisho Qeyb Kamid Ah.

0
29 July, 2011 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 735
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amisom Oo Madaafiic Xoogan Ku Garaaceysa Magaalada Muqdisho Qeyb Kamid Ah.

    Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom oo dagaalo saf balaaran leh kula jira Xoogaga Xarakada Al Shabaab ayaa waxay maanta ay madaafiic culus ku garaacayaan deegaanada ay Shabaab kaga sugan yihiin magaaladda Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom oo dagaalo saf balaaran leh kula jira Xoogaga Xarakada Al Shabaab ayaa waxay maanta ay madaafiic culus ku garaacayaan deegaanada ay Shabaab kaga sugan yihiin magaaladda Muqdisho.

Ciidamadda Amisom ayaa waxay hubka cul culus ay maanta ku rakibteen Taliska Amisom ee Xalane, Bandgigii Dhexe ee Ganacsiga, Hotel Jubba iyo Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia, isla-markaana waxay madaafiic aad u ba’an ay ku asqeynayaan deegaanada ay Shabaab kaga sugan yihiin degmooyinka kale ee Muqdisho.

Dagaalada qaraar ee maanta ka soconaaya magaaladda Muqdisho ayaa waxaa hareer socda madaafiic aad u culus, kuwaa oo si weyn u ruxaaya qeybaha kala duwan ee magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho.


Shacabka reer Muqdisho ayaa waxay shaki xoog leh ay ka muujinayaan dagaalada culus ee maanta ka soconaaya magaaladda Muqdisho, iyo sida ay maanta tahay xaaladda Caasimadii dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Dagaalada xargaha goystay ee maanta ka soconaaya magaaladda Muqdisho ayaa waxaa si weyn u hadal-haaya shacabka reer Muqdisho, waxayna inta badan ay shacabku taageersan yihiin in aan dagaal dhicin oo gebi ahaanba la iska daayo Qoriga la isku dilayo mudada 21 sano ah.

Gudiga Afurinta Saa'imiinta Aan Waxba Awoodina Kala XiriirNB: Gudiga Abaaraha Kala Xiriir 0025261- 5505339 ama0025261-5578984

Garaac Mid Kamid Ah Lambaradaan -
5593718, 5578293, 5843467, 5105237, 5590113, 5590121Wixii Maanta Aad Dhiibatid Waxaad Dib U Helidaantaa Markaad Geeriy

Furaha Waa0025261-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip