Sawiraan Naxdin Leh, "Meydadka Amisom Ee Lagu Diley Dagaalkii Maanta"

0
29 July, 2011 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1688
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiraan Naxdin Leh, "Meydadka Amisom Ee Lagu Diley Dagaalkii Maanta"

    Suuqa Xoolaha Ee Magaalada Muqdisho Ayaa waxa uu noqdey Goobta lagu Daawado Meydadka Askarta Amsiom kadib marka ay qaarijiyaan kooxda Al shabaab oo ay dagaal kala dhaxeyso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suuqa Xoolaha Ee Magaalada Muqdisho Ayaa waxa uu noqdey Goobta lagu Daawado Meydadka Askarta Amsiom kadib marka ay qaarijiyaan kooxda Al shabaab oo ay dagaal kala dhaxeyso.

Boqolaal dadka kunool magaalada Muqdisho gaar ahaan goobaha ay ka taliyaan Kooxda al Shabaab ayaa waxay udaawasho tageen Meydad laga soo qaadey Jiida hore ee dagaalka Muqdisho oo ay ku dirirayaan koox ilaa 4 qeybood ah.

Dowlada, Amisom & Ahlu Sunah oo isku dhinac ah iyo Xarakada shabaab oo ayaga dhinac kasoo jeeda , meydadka la geeyey xaafada suuqa Xoolaha ayaa waxay yihiin kuwa Askarta Ciidadma Amisom oo saaka lagu diley dagaalka ka socda magaalada Muqdisho


Muuqaalada ayaad ka fahmaysaa sida ay ugu dul Xadreynayeen waxaana ay ku dhawaaqayeen “Gaaladu ha jabto, Murtadiinta iyo Erayo la mid ah”






Gudiga Afurinta Saa'imiinta Aan Waxba Awoodina Kala XiriirNB: Gudiga Abaaraha Kala Xiriir 0025261- 5505339 ama0025261-5578984

Garaac Mid Kamid Ah Lambaradaan -
5593718, 5578293, 5843467, 5105237, 5590113, 5590121Wixii Maanta Aad Dhiibatid Waxaad Dib U Helidaantaa Markaad Geeriy

Furaha Waa0025261-



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip