Fanaanad Caan Ah Oo Mogdisho Tagtey.

0
29 July, 2011 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 991
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanad Caan Ah Oo Mogdisho Tagtey.

    Fannaanad caan ah oo u dhalatay dalka Mareykanka, laguna magacaabo Mama Soul ayaa maanta booqasho ku tagtay magaalada Muqdisho, iyadoo kulan la yeelatay ra’isul wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fannaanad caan ah oo u dhalatay dalka Mareykanka, laguna magacaabo Mama Soul ayaa maanta booqasho ku tagtay magaalada Muqdisho, iyadoo kulan la yeelatay ra’isul wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali. Fannaanada ayaa booqatay xeryo ay ku nool yihiin dadka ku barakacay Muqdisho, halkaasi oo ay ku soo aragtay dadka ay abaaruhu saameeyeen oo ay ka muuqato macluul, waxayna sheegtay in ay telefishinka ka daawan jirtay oo keliya, balse ay dhaayaheeda ku aragtay dad ay duruuf abaareed haysato.

Mama Soul ayaa horay u soo martay xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya, oo ay ku soo aragtay qaxooti badan oo tabaaleysan, kuwaasoo ay sheegtay in ay u baahan yihiin gargaar.

Fannaanada ayaa iyadoo ilmayneysa ka codsaday beesha caalamka in gurmad lala soo gaaro dadka ku barakacay abaaraha Soomaaliya, iyadoo sheegay in aysan fahmi karin sababta caalamku u daawanayo musiibada ka jirta Soomaaliya.










Gudiga Afurinta Saa'imiinta Aan Waxba Awoodina Kala XiriirNB: Gudiga Abaaraha Kala Xiriir 0025261- 5505339 ama0025261-5578984

Garaac Mid Kamid Ah Lambaradaan -
5593718, 5578293, 5843467, 5105237, 5590113, 5590121Wixii Maanta Aad Dhiibatid Waxaad Dib U Helidaantaa Markaad Geeriy

Furaha Waa0025261-








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip