Maxkamada Ciidamada Oo U Digteytey Askarta Dadka Shacabka Ah Dhaca.

0
30 July, 2011 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 790
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Ciidamada Oo U Digteytey Askarta Dadka Shacabka Ah Dhaca.

    Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa ku dhawaaqday in xeer Ilaaliyeyaal iyo Garsoorayaal ay geysay aagaga hore ee dagaalka, iyadoo sheegtay in aksarigii ku dhaqaaqa falal dhac iyo boob lagu xukumi doono goobtiisa lana dili doono.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa ku dhawaaqday in xeer Ilaaliyeyaal iyo Garsoorayaal ay geysay aagaga hore ee dagaalka, iyadoo sheegtay in aksarigii ku dhaqaaqa falal dhac iyo boob lagu xukumi doono goobtiisa lana dili doono. Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka Sida G/sare Xasan Maxamed Xuseen (Mugnaab) ayaa uga digay Ciidamada Dowladda inay geystaan falal dhac iyo boob, isagoo tilmaamay in askarigii falkaas lagu qabto uu muteysan doono ciqaab dil ah.

"Maxkamada Ciidamada qalabka sida waxay hor-taagan tahay aagaga hore ee difaaca, Garsoorayaashii ayaa keenay iyo Xeer Ilaaliyihii, Askarigii la arko isagoo dhac geysanaya ama wax bililaqeysanaya, goobtiisa lagu maxkamadeynayaa"ayuu yiri Mr Mungaab.

G/sare Mungaab ayaa sidoo kale sheegay in Ciidamada Dowladda ay yihiin kuwii shacabka ay ku seexan lahaayeen, isagoo ugu hambalyeeya guulaha ay soo hoyeen, waxaana uu tilmaamay in Maxkamada ay mar walba heegan tahay oo ay ku sugan tahay goobaha difaacyada.


Hadalka ka soo yeeray Mungaab Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa ku soo beegmaya xilli Ciidamada Dowladda ay dagaalo kula jiraan Xarakada Al-Shabaab, isla markaana ay la wareegeen fariisimo dhowr ah, waxaana wax badan iska bedelay hab dhaqankii Ciidamada lagu yaqaanay ee ahaa dhaca dadka ay u geystaan.

Gudiga Afurinta Saa'imiinta Aan Waxba Awoodina Kala XiriirNB: Gudiga Abaaraha Kala Xiriir 0025261- 5505339 ama0025261-5578984

Garaac Mid Kamid Ah Lambaradaan -
5593718, 5578293, 5843467, 5105237, 5590113, 5590121Wixii Maanta Aad Dhiibatid Waxaad Dib U Helidaantaa Markaad Geeriy

Furaha Waa0025261-





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip