Meydka Gudoomiyihii Isha Human Rights Oo Saaka Laga Helay Tunisia

0
03 September, 2011 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 883
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Meydka Gudoomiyihii Isha Human Rights Oo Saaka Laga Helay Tunisia

    Gudoomiyihii Hay'ada Xuquuqul Insaanka Abuukar Sheekh Yuusuf Ayaa saaka waxaa meydkiisa laga helay Wadanka tunisia oo asagu ku ahaa Magangalyo Doon.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyihii Hay'ada Xuquuqul Insaanka Abuukar Sheekh Yuusuf Ayaa saaka waxaa meydkiisa laga helay Wadanka tunisia oo asagu ku ahaa Magangalyo Doon.

Abuukar oo in mudo ah ku sugnaa DAlka Libya ayaa waxaa la sheegey in mudooyinkii ugu dambeeyey uu ku sugnaa Tunisia oo asagu u aadey inuu naftiisa kaga badbaadiyo waxa ka socdo dala Libya.

Abuukar ayaa la sheegey in xiliyadii hore uu xanuunsanayey lakaiin mudooyinkii ugu dambeeyeyna uu ahaa nin aad u wanaagsanaa caafimaadkiisa walow markii hore laga haayey dhica Beerka.


Abuukar oo caafimaad lagu ogaa ayaa saaka lasoo sheegy inuu dhintay oo meydkiisa laga helay Halkii uu kunoolaa taasoo ay dad badan la yaabeen sida uu u geeriyoodey.

Abuukar allaha u naxriistee Meydkiisa ayaa waxa ahada la wareegtay dowlada Tunisia oo baaritaano ku heyso qaabka uu geeriyoodey Sarkaalkaasi, waxaana lagu wadaa marka ay baaritaankiisa dhameeyaan in lagu aaso isla wadankaasi Tunisia.

Waxaan iskud ayeynaa inta aan ka heli karno taariikh nololeedka Abuukar inaan idin soo gudbino insha aalaah xiliayada dhow

Abowasharow

Kala Xiriir Xubnaha GudigaKulung

1- cabdala Eeley +25261-5578320
2 - fowsi C/Nuur +25261- 5515631
3- Bashiir Xabashow+25261-5590121

Ama Koontada Bakaal ay Ku Leeyihiin oo ah "
Bai 016 Bakaal Baidoa"


NB: Gudiga Abaaraha Kala Xiriir 0025261- 5505339 ama0025261-5578984


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip