Wadaad Caan oo Boosaaso lagu diley.

0
01 January, 1970 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 665
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadaad Caan oo Boosaaso lagu diley.

    Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in saakay halkaasi lagu dilay nin sida la sheegay ka mid ahaa wadaadada magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in saakay halkaasi lagu dilay nin sida la sheegay ka mid ahaa wadaadada magaaladaasi.

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in saakay halkaasi lagu dilay nin sida la sheegay ka mid ahaa wadaadada magaaladaasi.

Wararka ayaa sheegaya in wadaadkani ay kooxo hubeysan toogteen, aygoo markii falkani uu dhacay, kadibna baxsadey.

Wadaadkani ayaa lagu soo waramayaa in uu daruus diini ah ka aqrin jiray mid ka mid ah misaajidyada magaalada, lamana sheegin ilaa iyo hadda falka loo dilay, inkastoo magaciisa aanan helin.

Puntland ilaa xalay falal kale oo dil ah ayaa ka dhacayay, magaaada Gaalkacyana waxaa lagu dilay rag, kuwa kalena waa lagu dhawacay.

Mohamed Ali Madka

Xafiis Wareedka BaidoaNews.com ee Muqdisho

Tel: 00252-61-5573762

00252-699-964128

00252-62-371252

Email: madkacali@hotmail.com

www.Facebook.com/mmadka1




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip