Maxaa ka jira in khilaaf xoogan uu ka dhex jira ABuu Mansuur iyo Abuu Zubeyr.

0
01 January, 1970 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1029
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa ka jira in khilaaf xoogan uu ka dhex jira ABuu Mansuur iyo Abuu Zubeyr.

    Warar la isla dhex marayo magaalooyin ka duwan ee dalka Somalia ah ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay mas’uuliyiinta ugu sareeya xarakada Al-Shabaab, xilli dhowaan ay sheegeen in magacoodii u bedeleen Imaarada Islaamiga ah e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar la isla dhex marayo magaalooyin ka duwan ee dalka Somalia ah ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay mas’uuliyiinta ugu sareeya xarakada Al-Shabaab, xilli dhowaan ay sheegeen in magacoodii u bedeleen Imaarada Islaamiga ah ee Somalia.

Warar la isla dhex marayo magaalooyin ka duwan ee dalka Somalia ah ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay mas’uuliyiinta ugu sareeya xarakada Al-Shabaab, xilli dhowaan ay sheegeen in magacoodii u bedeleen Imaarada Islaamiga ah ee Somalia.

Qaar ka mid ah idaacadaha Magaalada Muqdisho ayaa bilaabay tebinta warar la xiriira khilaaf la sheegay in madaxda xarakada uu u dhaxeeyo, taasi oo sida la sheegay ka dhalatay habka loo sameynayo imaarada Islaamiga ah.

Sidoo kale, Khilaafka ayaa sheegaya in uu qeyb ka yahay Xasan daahir Aweys oo hadda ka mid ah raga u taagan in ay jagada golaha shuurada isu soo taago.

Sheekh Muqtaar Abuu Zubeyr iyo Sheekh Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur oo labadaba ka mid ah mas’uuliyiinta ugu sareeya xarakada ayay wararku sheegayaan in ay isku hayaan sidii loo mamuli lahaa Imaaradda iyo sidii laga yeeli lahaa rag uu ka mid yahay Xasan daahir oo ka mid ah xisbul Islaam oo qaar la dagaalay Al-Shabaab, qaarka kalena ku dhex milmay,

Wixii Warar ah eek u soo kordha waxaad kala socon doontaan Baidoa News Media www.baidoanews.com oo si is daba joog ah aad uga heleysaan wararkii Dalka iyo Caalamka.

Mohamed Ali Mohamud ( Madka)

Xafiis Wareedka BaidoaNews.com ee Muqdisho

Tel: 00252-61-5573762

00252-699-964128

00252-69-5573762

00252-62-371252

Email: madkacali@hotmail.com

xafiiskamuqdisho@hotmail.com

Face Book: www.Facebook.com/mmadka1


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip